Qoraal ka soo baxay wasaaradda waxbarashada hidddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay amar culus oo ku socday dhamaan iskuulada ku yaalla dalka waxaana wasaaraddu amartay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isku diiwan-geliyaan.
Waxa ay sheegtay wasaaraddu in looga baahanyahay Iskuulada in keenaan foomkooda mudda loo cayimay ciddii aan imaanaya tallaabo laga qaadayo iyada oo loo marayo hanaanka hagaajinta waxbarashada.
Amarkaan ayaa ah mid ku socda dhamaan dugsiyada waxbarasho ee heer fedraal iyo dowlad-gobaleedyada waxaana la faray ka hor 30-Bishaan in ay isku diiwaangeliyaan.
Halkaan Ka Akhriso Qoraalka