Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay dad hor leh oo u geeriyooday Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Caabuqa Covid19, waxaana soo kordhay kiisas hor leh.

Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in  72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 3,521 oo qof.

326 qof oo ka mid ah dadkii laga baaray caabuqa ayaa laga helay sida wasaaraddu shaacisay, waxaana laga diiwaan galiyay degaanada Dowladad Goboleedyada dalka iyo Caasimadda Muqdisho.

 

o Somaliland: 133

o Banadir: 86

o Puntland: 38

o Jubbaland: 29

o Galmudug: 26

o Konfurgalbeed: 14

o Lab: 159

o Dhedig: 167

o Bogsashada: 128

o Dhimasho: 21 (Banadir: 12, Somaliland:7, Jubbaland:2)

Tirada Guud ee Laga Helay: 18,273

Bogsashada Guud: 8,926

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor