• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, June 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Warbixin: Xuutiyiinta Yemen oo Eedeyn Culus u jeedisay Dowladda Somalia  

Bilan Media by Bilan Media
March 9, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamulka Kooxda hubeysan ee Xuutiyiinta ee dagaalka kula jira Dowladda Sharciga ee dalka Yemen ayaa waxay ku eedeeyeen DFS inay ku soo xadgudubtay Jesiiradaha yaryar ee Soqotra ee u dhexeeya Xuduud-baddeedka dalalka Yemen iyo Somalia, isla markaana kaabiga ku haya Kanaalka Guwardafuuy iyo Gacanka Cadmeed

Sida aan ka soo xiganay Shabakadda Wararka ee almashhadalkhaleeji.com waxa uu Mas’uulka Maamulka Xuutiyiinta ugu magacaaban Wasiirka Shidaalka iyo Macdanta, Axmed Daaris ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan Khaas ah oo ay Kooxdaasi shalay ku yeesheen Caasimadda dalka Yemen ee Sanca ee ay Kooxdaasi gacanta ku hayso.

Faraca Wakaalladda Wararka Yemen ee SABA ee ay Xuutiyiinta maamulaan ayaa sheegtay inay DFS qabsatay, kuna soo xadgudubtay Madax-banaanida dhuleed ee Jesiiradaha Soqotra, si ay u noqoto goob cusub oo ay Somalia ka baari doonaan Shidaalka, waa sida hadalka loo dhigay.

Shirka ay Guddiga Farsamada ee Kooxdaasi shalay ku yeesheen Sanca uu Shir-guddoominayey Mas’uulka ugu magacaaban Wasiirka Gaadiidka, Zakariya Al-shaami waxa lagu sheegay inay DFS ku soo xad-gudubtay Madax-bannaanida dhuleed ee dalka Yemem, waa sida hadalka loo dhigay.

Kooxda Hubeysan ee Xuutiyiinta waxay kaloo soo hadal-qaadeen inay DFS doonayso inay QM ka ansiyaan, kana xaqiijiyaan Biyaha Gobalka iyo Jesiiradaha Soqotra, waa sida hadalka loo dhigay.

Waxayna ka digeen inay arrintaasi dhaawici doonto Walaaltinimadad iyo Xiriiradda Derisnimo ee Yemen iyo Somalia.

Dhinaca kale, qoraalka ka soo baxay Kooxda Xuutiyiinta Yemen waxay kaloo ku eedeeyeen DFS inay soo degsatay ama soo Download-garaysatay Khariidada qeybaha Badda ee ay u aqoonsadeen qeybaha cusub ee Batroolka ee Jesiiradaha Soqotra waa sida hadalka loo dhigay.

Waxay kaloo ku hanjabeen inay Sharciga Caalamiga la tiigsan doonaan haddii ay DFS ama Urur ama Shirkad kasta oo Caalami ah qaadaan fal kasta oo sharci-darro ah oo ku aadan arrintaasi.

Shabakadda Wararka ee almashhadalkhaleeji.com waxay kaloo qortay in Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Kooxda Xuutiyiinta loo idmaday inay QM iyo Xoghaayaha Guud ee QM, Antonio Guterres kala hadlaan Arrimaha Badda ee xadgudubyadda sharci-darada ee lagu carqaladaynayo Kontoroolka Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Yemen.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Federalka weli kama aysan hadlin Eedeymaha Kooxda Xuutiyiinta ku sheegeen inay DFS qorsheynayso inay Shidaal ka baaraan doonaanJesiiraddaha Soqotra oo ka kooban 4 Jesiirad.

Jesiiradahaasi waxay  240-KM dhanka Bari kaga toosan tahay Xeebaha Puntland ee Somalia, halka ay  Jesiiradahaasi  u jiraan dalka Yemen masaafo dhan 240-KM ee Koonfurta Gacanka Carbeed.

Previous Post

Dhageyso;- Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Baarlamaanka Puntland oo kulan ka yeeshay Cabasho uga timid Ganacsato

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

June 15, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan
Caalamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

June 15, 2025
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Next Post

Baarlamaanka Puntland oo kulan ka yeeshay Cabasho uga timid Ganacsato

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Shirkii wadatashiga qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib u dhacay, inkasta oo lagu...

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Weerar gantaallo culus ah oo ay Iran saaka ku qaaday gudaha Israa’iil ayaa si weyn u dhaawacay xarunta cilmi-baarista ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dadaallada ay dowladda dhexe wado si loo xalliyo khilaafaadka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Cumaan, Cumar Badr Albusaidi, oo ka mid ah masuuliyiinta dhexdhexaadinta wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya...

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan
Caalamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
  • Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
  • Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00