Nolosha ayaa leh imtixaan noocyo badan oo ay la kulmaan bani aadamka.
Waxaa ka mida imtixaanada la wajaho, kuwo caafimaad, dhaqaale iyo xaalado duruufo kale keeneen.
Xikmadda taas ku jirto waxay tahay in laga tusaale qaato.
Tani waa hordhaca sheeko, murugo leh oo idin saameyn doonta.
Waxay ku saabsantahay xanuunka ilmo yar.
Wariyaha idaacadda Dalsan, Cabdillaahi Csimaan, “Cadaani”, ayaa ka waramaya.
Halkaan Hose Ka Dhageyso.