WArarka ka Imaanaya London aaga  Vauxhal iyo London Bridge waxey sheegayaan in ay ka jirta xaaladd. Waxaa la soo sheegayaa in baabuur dad la jiirsiiyey, waxaa kale oo warbaahinta  sheegayaan in rasaas ay dhacday, waxaa kale oo jira in weerar tooreey uu dhacay.
Dhinaca kale warbaahnta ayaa sheegeysa inRag Mindiyo wata ayaa dad badan ku qafaashay buundada weyn halka la sheegay iney Kuwaataro galiyeen mindiyo
Ciidamada  booliska ayaa goobta gaaray si ay u baaraan dhibk iyo cida gestay