RW Rooble iyo Qoorqoor oo kulan la qaatay Guddiyada doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed,

Kulanka uu Rooble laqaatay Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed ayaa waxaa ku wehliyo Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo mas’uuliyiin kale.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS  ee lagu dooranayo  Galmudug.