Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta xilka ka qaaday xubno ka tirsan golihiisa wasiirada.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday Wasiiro, waxaana sidoo kale uu Magacaabay Wasiiro Cusub.
Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen.