Lafta Gareen oo Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Gobolka Bakool

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maxamed Cabdiraxiin Cusmaan U-magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Gobolka Bakool.