Galmudug iyo Puntland oo soo saaray war-murtiyeed wada jir ah, caddeeyana Mowqifkooda Doorashada dalka

Waxaa War-murtiyeed laga soo saaray shir ay Magaalada Gaalkacyo ku yeesheen mamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana ay soo saareen war-murtiyeed wada jir ah.

Dowlad Goboleedyada  Galmudug iyo Puntland waxay ku heshiiyeen inay ka wada shaqeeyaan sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen dhinacyada ku kala aragtida duwan hanaanka qabsoomidda doorashada.

Hoos ka aqriso War-murtiyeedka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media