DEG DEG : Musharax kale oo ka tanaasulay tartanka doorashada madaxtinimada Soomaaliya

Maxamed Abdullaahi Nuur Garguurte oo ka mid ahaa  Musharaxnita u tartameysay xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa ka laabtay isago sheegay inuu u tanaasulay Sheriif sheikh Axmed

Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

Sida uu ku qoray bartiisa facebooka ganacsadahan dagan dalka Tanzani wau sheegay in ay muhiim tahay in xaalada wadanka la helo qof wax ka badali kara.

 

About Webmaster

View all posts by Webmaster