Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ku amartay diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya in ay dalka ku soo galaan muddo 5 cisho ah.
Waxaana dowladda Federaalka ay ku amartay in muddo 7 cisho dalka uga baxaan diblomaasiyiinta Kenyanka.
Hoos ka aqrso