Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay Xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya,waxaan hortegay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar.
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Maanta waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Golaha Shacabka C/wali Sheekh Ibraahin Muudey,waxaana xildhiabanada ay garayeen 139 Mudane.
Xildhibaano dhowr ah ayaa inta uu socday kulanka waxa ay su’alo weeydiiyeen Wasiirka arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar,iyada oo uu isna uga jawaabayay.
Xildhibaanada Dowladda Soomaliya ayaa wada qorshooyin ay kul xisaabtamayaan xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya,iayda oo sidoo kale lafilayo in Maalmaha soo socda ay hortagaan Xubno kale oo ka mid ah Golaha Wasiirada.