kulan Barlamaanka maamulka Hirshabelle ay ku yesheen magaalada Jowhar ayay maanta kaga dodeen arimaha Dastuurka maamulkaas oo la sheegay in uu qabyo.
Xildhibaan Cali Cismaan ibraahim oo katirsan Xildhibaanada maamulkaas ayaa u sheegay Radio Dalsan in dood kulul ay ka yesheen maanta isla markaana ay socon doonto ilaa maalinta beri ah.
Halkaa
n ka dhageyso