Akhriso:-Wasaaradda Amniga oo soo saartay awaamiir ku saabsan amniga

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa xusey go’aano ku saabsan amniga mas’uuliyiinta dowladda.