Wariye u xirnaa Maamulka Somaaliland oo Cafis loo fidiyay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu iminka amar ka soo saarey Xadhiga Wariye coldoon oo xukuumada Somaliland ay ku xukuntey 2 sanno oo xadhig ah .

Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu Cafis madaxweyne u fidiyey Saxafi Samafale Cabdilmaailk Muuse Coldoon oo lagu xukumay laba sanno oo xadhig ah .

Dastuurka Somaliland iyo xeerarka xabsiyada dalka ayaa waxaa ay dhigayaan in cafiska iyo saamaxaada ugu danbeysa uu leeyahay madaxweynaha Somaliland.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka