Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayan in ciidamada Maamulkaas ay Xabsiga u taxaabeen Wariye Cumar Cali Xasan (Seerbiya) oo ka mid ah Shaqaalaha Idaacadda Goobjoog ee Magaalada muqdisho.
Wariyaha ayaa Bilihii u dambeeyay ku sugnaa Muqdisho,isagoo markii hore ka yimid isla Magaalada Hargeysa,waxana jirin cid cadeysay ababta ay Ciidamad soomlilnd u xireen Wariyaha.
Cumr Serrbiy iyo Xaasiiskiisa ayaa l sheegay in ay Maant ka tageen Magaalada Muqdisho iyo Hargeysa u tagay arimo Qoys,balse Ciidamad Soomaliland ay ku xireen Saldhig ciidan oo ku yaalla Garoonka Diyradaha Hargeysa.
Soomaliland ayaa horay Xabsiga u dhigtay Wariyaal uu ka mid ahaa Cabdi Malik Muuse coldoon,iyo fanaaniin kale ku was oo Muqdisho yimid balse markii ay ku laabteen Hargeysa Xabsig loo taxabay.
Weli Taliska booliiska Maamulka Soomaliland mfaah faahin sababt ay u xireen Wariyaha.