Toos u Daawo Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare ee G/Banaadir

Maanta oo Khamiis ah ayaa waxaa ku tartamaya Xarunta Radio Dalsan Dugsiyada Sare ee Taajul Culuum iyo Noobal.

Barnaamijkan ayaa waxaa taabagelineysa Shirkada Dahabshiil Group.