Sawirro:-Dad ku geeriyooday Diyaarad Milliteri oo ku burburtay dalka Aljeeriya

Diyaaradaasi oo ay la socdeen Ciiddamo iyo Xaasaskooda ayaa la sheegay inay saakayto ku burburtay  Degmadda Boufarik oo 30-KM u jirta caasimadda dalkaasi ee Aljeris.

Ilo Milliteri ayaa u sheegay Telefishinka Alarabiya News inaysan cidna ka badbaadin Shilkaasi.

Goordhow la socda kala socda Radiodalsan.com