Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Gaari ay ka soo gafaasheen Xisbiga Jubulii ee ah kan uu hoggaamiyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata.
Gaarigaan ayaa waxa si agar ah u lahaa Gudiga doorashada dalka Kenya kaas oo weerar lagu soo qafaashay uu dhwaan ka dahcay Gudaha dalka Kenya.
Gaarigaan oo Midabkiisu uu yahay Casaan ama Gaduud,ayaa hada Gacanta ugu jira al-Shabaab,waxana dowladda Kenya ay horay u xaqiijisay in uu jiro Qafaalashada Gaarigaas.
Sawirro