“Xildhibaan Mahad Salaad “sidii aan ula xisaabtanay Wasiir Xoosh ayaan ula xisaabtameynaa Wasiirada kale”

Xildhiban Mahad Maxamed Salaad Oo Ka Mid Ah Baarlamaanka Soomaliya Ayaa Sheegay In Golha Wasiirada Ay Ula Xisaabtami Doonaan Sidii Ay Ula Xisaabtameen Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wsiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Somaliya

Kal Hore Ayey Aheyd Markii Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxman Xoosh Ay Uyeereen Xildhibaanada Baarlamaanka Isla Mrkjaana Uu Kaga Baaqsaday Cudurdaar Uu Caafimaad Ugu Aaday Dalka Dibadiisa.

Hadalkaan Ayuu Xildhibaanka Ka Sheegay Kulankii Golaha Shcabka Ee Maanta Ka Dhacay Xarunta Golaha Shacabka Muqdisho.

Hlkaan Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media