Sawiro : Madaxweyne Farmaajo “Museveni wuxuu balanqaaday inuu taagerayo howlgalkeena cusub ee aan Shabaab ku qaadi doono

Kadib Kulan labada Madaxweyne iyo wafdiyada labada dhinac ku yeesheen aqalka madaxtooyada ayaa looga hadlay xiririrka labada dalka iyo hawlgalka cusub ee uu madaxweyne Farmaajo ku baaqay .

Madaxweyne Farmaajo ayaa bartisa twitter -ka so dhigay in ay isla garteen in hawlgalkaas la Iska kaashado.

Hoos ka Daawo Sawirrada