Muqtaar Rooboow oo dhiigiisa ugu deeqay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe

Muqtaar rooboow Cali buu Mansuur oo horay ug mid ahaan jiray Madaxda Al-Shabaab balse ka soo tegay ayaa ka mid noqday dadkii dhiigooda ugu deeqay dadkii ku dhawacmay qaraxii Soobe.

Madaxda Qaranka sida Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha’Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale ayaa uga horeeyay Muqtaar rooboow in ay dhiigooda ku deeqaan.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxii soobe ayaa haatan Shacabka soomaaliyeed iyo masuuliyiin iyada oo aan look ala harin ayaa loo gurmanayaa.