Madaxweyne Xasan sheekh oo u mahaceliyay dadkii ka shaqeeyay in dib loo helo dhisamaha safaarada Dalka ee Nairobi

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyay shaqaalaha safaarada Soomaaliya ee Nairobi iyo guud ahaan dadkii Soomaalida ahaa ee isku howlay iney dib u soo hantan dhismaha safaarada oo muran hore loo geliyay.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkan ka sheegay mar shalay uu booqday xarunta safaarada Soomaalida ee magaalada Nairobi.

Halkan ka dhageyso hadalka madaxweynaha:-