Madaxweynaha Puntland oo Maanta Sameeyay Magacaabis kale

Madaxweynaha Mamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Finland.

Wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ayaa waxa xilkaas loogu magacaabay Cabdifitaax Cabdullaahi Jaamac(Janagale)

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista