IGAD oo ka qeyb-qaadaneesa Dibu Heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusuna

Ururka IGAD ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada federalka kaasoo ahaa inay ka qeybqaadato fududeynta wadahadalada dib u heshiisiinta ee maamul goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Qoraalkan ayaa waxaa  ku saxiixnaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Keynaan oo ku taariiqeysneyd 27/04/2017 ayaa loo direy urur goboleedka IGAD kaasoo loogaga codsanayay inay ka qeybqaadato fududeynta sidii dib u heshisiin loogu sameyn lahaa Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Halkan hoose ka aqriso Qoraalada dowlada iyo IGAD