Guddoomiyaha Barlamaanka Federalka oo go’aan ka soo saaray Shirka Madasha Qaranka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia,  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa go’aan ka soo saaray Shirka  Golaha Wada-tashiga Qaranka uga socday magaalladda Muqdisho.

Guddoomiyaha waxa uu qoraalkiisa ku xusay go’aan ka kooban  6 qoddob, kuwaasi oo kala ah:
JAWAARI2

WAREEGTO BFS2