Doorashada Madaxtinimada Somaliland oo Dib Loo Dhigay

Guddiga Doorashadda Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadda Madaxtinimo ee Maamulkaasi.

muddo 9 Bilood ayaa Dib loo dhigay Doorashadda oo Muran uu ka taagnaa Waqti la qaban doono.

Sido kale Guddiga Doorashadda Somaliland waxa ay sheegeen in Muddo Lix Bil Gudaheeda in lagu diiwaangelin doono Cod Bixiyeyaasha Doorashadda.

Dhawaan ayaa lagu waday in Maamulka Somaliland ay ka dhacdo Doorashadda Madaxtinimadda Maamulkasi.