Dhageyso: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku Geeriyooday Muqdisho

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tacsi u diray dhamaan ehelada iyo qoyskii uu ka tagay Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse.

Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse ayaa waxaa uu ku Geeriyooday Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir.