Dhageyso: Wiil isku dhigay gawarida Aamisom kadib markii ay jiireen Sadax wiil oo la dhalatay

kadib markii kolonyo ka tirsan ciidamada Amisom ay deegaanka siinka dheer ku jiireen 3-wiil oo walaalo ah ayaa ciidamadii Amisom waxa ay isku dayeen in ay goobta ka baxsadaan, laakiin wiil la dhashay wiilasha ay dhawceen ayaa eryaday xili ay marayeena isgooska Ex kontorool uu isku hordhigay gawaarida si uu u joojiyo taa oo keentay in ay istaagaan.

ciidamo ka tirsan kuwa dowlada ayaana la wareegay gawarida ay wateen ciidamada Amaisom

Halkan hoose ka dhageso codka wiilka iyo gabar la dhalatay oo ka hadlaya dhacdada