DHAGEYSO: Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Fariin u Diray Ciidamada Amaanka

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa fariin dardaaran ah u diray ciidamada amaanka ee maamulkaas, waxaana uu bogaadiyey howlah ay ka qabtaan nabad galayada deegaanka.

Eng. Camey ayaa tilmaamay in ciidamadu ay ka hortageen dhowr jeer oo hore falal amaan darri oo uu xusay in lala maaganaa deegaanada Puntland, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen qaraxyadii dhawaan lagu qabtay magaalada Boosaaso oo uu sheegay in Afar ka tirsan Shabaab ay gacanta ku dhigeen.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.