(Dhageyso) Maamulka Dharkiinley oo gacanta ku dhigay askari dil iyo dhaawac geestay

gudoomiyaha dhanka arimaha bulshada dharkiinley ahna ku simaha gudoomiyaha dagmadaasi C/laahi Xasan Afrax oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen askari shaley dil iyo dhawac ka geestay af-afka hore ee Ex iskuulka Dhame yaasiin Cartan

gudoomiye C/laahi Xasan Afrax ayaa sheegay in askari-gaas laga soo qabtay dagmada Hodan isla mar’ahaantaana baaritaano kala duwan lagu hayo

Halkan hoose ka dhageyso codka C/laahi Xasan Afrax