Saraakiisha ciidamada xoogga ayaa abaabulaya howlgal Millatari oo loogu Magacdaray isku furka jidadka, kaasi go’doonka looga saarayo deegaanada ay go’doomiyeen Alshabaab.
Abaan duulaha ciidanka xoogga Somaaliya Gen. Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in barnaamijka isku furka jidadka uu ka mid yahay howlgalka cusub oo uu ku dhawaaqay madaxweyne farmaajo, islamarkaana xusay inay ka bilaabi doonaan gobolka Shabeellaha hoose, si loo furo jidadka ay go’doomiyeen ciidanka Ashabaab.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.
claahi cali caanood