DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo Soomaalida UK Ugu Baaqay inay Ka Fogaadaan Qabyaalada

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka qeyb galay kulan xalay ka dhacay magaalada London ee dalka Ingiriiska, kaasi oo ay qeyb ka ahaayeen soomaalida ku dhaqan UK.

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey kulanka ayaa ugu baaqay qurba-joogta London inay ka fogaadaan Qabyaalada iyo kala qobqobnaanta, si looga hortago aafayooyinka qabiil ee burburiyey dalkeena.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media