DHAGEYESO: Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay in La’isku Furayo Wadada Xiriirisa Afgooye Iyo Baydhabo

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in laga shaqeeyey sidii la’isugu furi lahaaa wadada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Afgooye Iyo Baydhabo, islamarkaana dhawaan ay ka howlgali doonaan ciidanka dowladda iyo kuwa  AMISOM.

Dhinacakale Madaxweyne Farmaajo aya digniin u diry kooxaha ku labisan dharka ciidanka dowladda ee dhigta isbaarooyinka gobolka shabeellaha Hoose, islamarkaana sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan kuwa dhibateeya shacabka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.