Degmadda Mahadaay oo Maamul Cusub Loo Magacaabay

Wareegta Waxa ku qornaa shaqsiyadkan Hoos ku qoran

1.Axmed Xuseen Afrax Guddoomiye Degmada Mahadaay

2.Cabdulle Xuseen Maxamuud Gud.K/X.Siyaasadda iyo Amniga Degmada

3.Maxamuud Bashiir Qaasim Gud.K/X.Maamulka iyo Maaliyadda Degmada

4.Saalax Fuliil Maxamuud Gud.K/X.Arrimaha Bulshada Degmada

5.Ciiley Warsame Faarax Gud.K/X.Arrimaha Federaalka iyo Dib uheshiisiinta

6.Cali Cabdi Aadan Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Mahadaay.

Wareegtan waxa ku saxiixnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.