DEG DEG: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Dilay Muqdisho

Xildhibaan C/laahi Xuseen Maxamed oo kamida mudanayaasha Baarlamaanka ayaa goordhaweyd lagu dilay Degmadda Wadajir ee gobolka Banaadir.

Dilka Mudanaha ayaa waxaa fuliyay dabley wadatay Gaari Waxaana la shaaciyay in dableyda dilka geestay ay baxsadeen.

Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa uu kamid ahaa mudanayaashii dhawaan xilkaasi loo dhaariyay.

Allaha u naxariistee C/laahi Xuseen Maxamed Baantuu ayaa xilkan hayay muddo bil ah.

Wixii Kusoo Kordha Halkaan Kala Soco: