DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya oo Gaaray kismaayo

Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya Tedros Adhanom ayaa imminka gaaray Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Wasiirka Ayaa ka qeybgali doona Caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed  Maxamed Islaam (Madoobe).