Wariyaasha ka howlglla Magaalada garoowe ee Xarunt Gobolka Nugaal ayaa goordhow looga yeeray Madaxtooyada maamulkaas.
Madaxweynaha Puntland ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqi doona Golihiisa Wasiirada kadib markii barlamaanku ay kalsoonida kala laabteen wasiiradii hore ee Puntland.
DR Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa lafilayaa inuu ku dhawaaqo xukuumad ka kooban wasiiradii hore iyo wajiyo ku cusub xukuumadda iyo guud ahaan masraxa siyaasadda ee Puntland.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com