DEG DEG:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxaas ayaa la sheegay in uu ahaa mid ka dhacay Barxada Hore ee Xarunta Ciidanka Booliiska ee Janaraal Kaahiye,waxaana la sheegay in uu is qarxiyay Ruux waxyaabaha Qarxa isku soo xiray.

Weli macada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas,iyada oo  goobta uu qaraxa ka dhacay ay ku sii qul qulayaan Gawaarida Gurmadka deg dega ah ee ambalaasta.

Weli laamaha amniga Soomaaliya wax faah faahin ah kama bixin qaraxaas.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com