DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxan ayaa jugtiisa  intiisa badan waxaa laga maqlay Degmooyinka ku hareereysan degmada deeyniile ee gobolkaan Banaadir.

Waxaa Warar kala duwan oo soo baxaya ay sheegayaan in uu ka dhacay xero ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya ku leeyihiin degmada Deeyniile halka wararka kale ay sheegayaan in qaraxaas uu ka dhacay Xaafada Oodweyne ee isla deeyniile.

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in qaraxaas uu ahaa mid lagu diyarinayay Guri ku yaalla Xaafada Oodweyne ee degmada deyniile sidaasna uu ku qarxay.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com