DEG DEG: Puntland oo isaga Baxday Shirka Wada Tashiga Ee Muqdisho

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Wafdigii Maamul Goboleedka Puntland uga qeybgalayay Shirka wada tashiga Ee Hiigsiga 2016ka in Shirka ay isaga baxen.

Sababta weli si rasmi ah looma shaacin balse ila wareedyo kale oo madax banaan ayaa sheegaya in Puntland aysan ku qanacsaneyn iney shirka ka qeybgasho Galmudug.