DEG DEG: Mareykanka oo Duqeyn Ku Dilay Laba Sarkaal oo Ka Tirsanaa Al Shabab

Diyaaradaha Duuliyaha aan laheyn ee Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay Saakay Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Militiriga Al Shabab.

Saraakiisha la dilay waxa lagu Magacaabaa Ismaciil Dheere iyo Ismaciil Jabhad.

Duqeynta ayaa lagula eegtay gaari ay la socdeen Saraakiil ka tirsanaa Al Shabab Deegaanka Jungal oo 30 km u jira Magaaladda Baardheere ee Gobolka Gedo.