Deg Deg: Diyaarad 30 qof oo Yemen U Dhashay Sida oo soo gaartay Muqdisho

Waxa imminka ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ee Adan Cadde  Diyaarad siday ku dhawaad 30 qof oo u dhashay Dalka Yemen.

Dhinaca kale Diyaarad Sida ku dhawaad 160 oo Soomaali ah oo ka soo baxday Dalka Yemen balse soo martay Jabuuti ayaa lagu wadaa iney ka soo degaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Xubno ka tirsan Safaaradda Soomaalida ee Dalka Yemen ayaa u sheegay Radio Dalsan in Dadkasi laga caawin doono sidii ay u heli lahaayeen Goobo ay degaan iyo in laga soo daabuulo Dalka Colaadaha ay ka jiran ee Yemen