DEG DEG: Ciidamada Al Shabab oo la wareegay Ceel Cade iyo Badhaadhe

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Dalsan u sheegay in Ciidamo ka tirsan Al Shabab ay la wareegen maamulka Magaalooyinka Ceel Cade Ee Gobolka Gedo iyo Magaalada Badhadhe Ee Gobolka Jubbada Hoose.

Waxa jira Warar kale oo sheegaya in dagaal xoogan uu ku dhexmarayo Ciidamada Kenya iyo kuwa Al Shabab Deegaanka Farweyne.