DEG DEG : Barlamaanka Galmudug oo gacanta isula tagay iyo gudomiyihi Gudiga Doorashada oo jir dil loo geystay (DHAGAYSO)

Gudoomiyiha Gudiga Doorashada Baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Geelle ayaa  jirdilyo  loo geeystay kadib markii ay dagaalameen xildhibaan kale .

Dagaalka gacan hadaka ayaa yimid kadib markii ay isku khilaafen xildhibaanada xiliga doorashada la qabanayo.

Wareysi ku saabsan hoos ka dhagayso.