DE DEG :Sarkaal NISA ka Tirsan oo lagu Qarxiyey Gaarigiisa

Qarax aad u weyn ayaa laga maqlay wadada Maka Al-Mukarama kadib markii uu qarxay gaari uu watay sarkaal NISA ka tirsan oo halkaas la marayey gaariga.

Sarkaalkan oo aan magaciisa helin waxaa wararku sheegayaan in dhaawac fudud uu soo gaaray oo loola cararay cisbitaal Madiina.

La soco wixi so kordha