Bambo gacmeed lagu weeraray xildhibaan ka tirsan baarlamanka

bambada nuuca gacanta laga tuuro ayaa kooxo hubeesan waxa ay caawa ku weerareen hoyga mid kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya

qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan u xaqiijiyay arinkan aya goona sheegay in bambo lagu tuuray guri ku yaala aga-garka xarrunta dagmada Hodan uu daganyahay mid kamid ah xildhibaanada

masuulyiinta iyo saraakiisha dagmada Hodan waxaa inoo suuro gali weysay inaan qadka taleefanka ku haleelno in aan wax badan uga weydiino dhac-dadaan