Bahlawi oo laga mamnuucay inu wasaarada warfaafinta galo inta uu socda baaritaanka Musuqmaasuqa

Warqad uu ku saxiixanyahay Wasiirka Warfaafinta Eng C/raxmaan Yariisow aya lagu sheegay in la farayo ciidamada ilaalada wasaarada ineysan u ogolaanin agaaismihi la fariisiyey inu so galo gudaha wasarada inta baaritaanka socda.

Bahlaawi oo wararka sheegayeen inu diiday inu wareejiyo xafiiska ayaa warqada manta la so saaray waxayna u qorneyd sidan.