Akhriso:-Wasaarada Waxbarashada Puntland oo xilka qaadis sameeysay

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Wasaarada Waxbarashada Maamulka Puntland ayaa waxaa xilkii looga qaaday gudoomiyihii Dhanka Waxbarashada Gobolka Muudg iyo Gudoomiyihii Waxbarashada Magaalada Gaalkacyo.

War-Saxaafadeeka ayaa waxa lagu sheegay in haatan la Magacaabay guddoomiyayal KMG, ah.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada