Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa Arbacada Maanta ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada.
Golahan Cusub ayaa ka kooban 20-Wasiir 20-Wasiir Kuxigeen iyo 17-Wasiiru Dowle.
Golaha Wasiirada Cusub ee Hirshabeele ayaa ka dhexmuuqda Shaqsiyaad cusub iyo kuwo Horay Xil usoo qabtay.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle